Baladweyne ( Radio Beerlula )-Drs Fartuun Cabdikariin oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgasha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqday bulshada gaar ahaan hooyooyinka Soomaaliyeed ineey ka dig toonaadaan halista cudurka Burukeetada.
Burukeetada ayaa ku imaankarta Qaboow iyo Kuleeyl waxaana astaamaha lagu garto kamid ah Qunfac badan iyo Qandho iyadoo ay u badantahay caruurta sababa la xiriira difaaca jirka oo yar
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.