Dhaqaatiirta magaalada Baydhabo oo haweenka ku booriyay inay kala koriyaan caruurta.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)- kala Korinta Caruurta ayaa muhiim u ah hooyada iyo caruurta caafimaad ahaan iyo jir ahaan intaba waxana hooyada u sahlan in ay kala koriso caruurta sida ay qabaan dhaqaatiirta.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.