Baladweyne (Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemaya dhaqdhaaq ganacsi iyo isbadal dhanka amniga kadib markii ammaanka magaalada lagu wareejiyay ciidamada dowladda.
Ciidamada isku dhafka ee dowlada ee loo xil saaray ammaanka magaalada Baladweyne ayaa howlgalo joogto ah oo lagu sugayo ammaanka ka wada afarta xaafadood ee magaalada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.