Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne islamarkaana iibiyo maacuunta ayaa fursad u helay in ay helaan macaamiil badan oo wax ka iibstado inta lagu gudo jiro bisha barkeeysan ee Ramadaan.
Alaabta maacuunta ayaa ugu imaanto magaalooyinka muqdisho iyo bosaaso waxaan ka iibsado bulshada magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


