Dhimayaal cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta agoonta Hargeysa

0
120

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne ku- xigeenka Somaliland ayaa xariga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyey xarunta agoomaha ee Magaalada Hargeysa.

Dhismayaasha lagu soo kordhiyay xaruntan qarashka ku baxay waxaa kaalin ka qaatay qaar kamid ah hay,adaha ka howlagla Somalind.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim