Dhir beeris laga sameeyay degmada Ufayan ee Puntland.

0
166

Baladwayne (Radio Beerlula )-Ururka Dhalinyarada Dhaxal- reeb ee degamada Ufayn ayaa xariga kaga jarey Wejiga Shanaad ee Barnaamijka Cagaari deegaankaaga ,oo degmada Ufayn lagu beeray 100 geed iyo dayactirka 20 kale.

Munaasabad daahfurka barnaamijka ayaa waxa kasoo qayb galay Gudoomiyaha degmada Ufayn , Dhallinyaro, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal  Daahir Waaneey.