Dhir lagu beeray magaalada Xariirad ee Somaliland.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka mustaqbal ee kadhisan deeganada Soomaliland ayaa kun geed ku beeray magaalada Xariirad.

 

dhirta ayaa lagu beeri doonaa masaajida goobaha waxbarashada iyo xarumaha maamulka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan