Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha Waaxda Dhireynta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Kheyrto Aweys Shariif ayaa dhir nuucyo kala gedisan leh ku wareejisay Degmooyinka Waaberi, Hodan, Cabdicasiis, Shingaani,Howlwadaag, Kaxda, Wadajir iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.