Dhis beeris laga sameeyay iskuulo ku yaalla Kismaayo

0
90

Baladweyne(Radio Beerlula)-Uruurka dhalinayarada Cagaarsan ee magaalada Kismaayo oo kaashanaayo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad Galbeed Jubbaland ayaa dhir beeris ku sameeyey qaar ka mid ah Iskuulada waxbarasho ee magalada Kismaayo.

Dhalinyaradaan ayaa u qaybiyey dhawr Iskuul Noocyada kala duwan ee dhirta talalka ah taas ay uga tala galeen dib u soo noolaynta dhirta cagaaran.

Warkan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud.