Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir,
Waxana ka qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Waaberi Agaasimeyaal maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


