Dhismaha Bundada Lugta Ceelgooni oo laga dhagax dhigay magaalada Burco.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkada isgaarsiinta Telesom Ayaa magaalada Burco ee xarunta Togdheer ka dhagax dhigatay Dhimaha Buunada Ceel Gooni ee Magalaadaasi oo dib u dhis Balaaran lagu sameeynaayo.

Waxaana dhagax dhiga Dhimaha Buunada Ceel Gooni ka qeeyb galay maamulka Gobalka Togdheer kan Magaalada Burco masuuliyiin ka socday shirkada Telesom iyo qaar kamid ah bulshada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq