Dhismaha cusub ee Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo laga dhagaxdhigay Kismaayo

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayd Aadan oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Ahmed Moallim Fiqi ayaa si wada jir ah magaalada Kismaayo uga dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jubbaland.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro katirsan maamulka Jubbaland iyo xildhibaano dowlada fadaraalka ah.

Warkan waxaa faahfaahinya Cumar Yuusuf Aadan