Dhismaha cusub ee Wasaaradda maaliyadda Puntland ee Baran oo xariga laga jaray.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Cali cumar Caarshe ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda laga hirgaliyey Dagmada Baran.

munaasabada xariga looga jarayay dhimaha xarunta wasaarada maaliyada degmada Baran ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada, waxgarad iyo masuuliyinta wasaarada maaliyada ee degmada Baran.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.