Dhismaha Dekedda Boosaaso oo heer gabo gabo maraya.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa meel gaba gaba ah soo gaaray dhismaha iyo Balaadhinta lagu sameeynaayo Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari iyadoona dhawaan Xariga laga jaridoono .

Dhismahaan ayaa ah 150 mitir oo lagu balaarinaayo Dekedda magaalada Boosaaso iyadoona qeeybtaan cusub loogu talagay in la dhigo Kaar googa qeeybaha kala duwan ee maraakiibta kuso xerato Dekedda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.