Dhismaha Dowlada hoose ee degmada dhanaano oo xariga laga jaray

0
202

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Dowlada hoose ee Degmada Dhanaano oo ka tirsan Gobolka Saraar.

Waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka maamulka Degmada Dhanaano Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti Sharaf kale.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.