Dhismaha Garoonka Ciyaaraha Degmada Afgooye oo la dhagax dhigay

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Afgooye ayaa lagu qabtay Munaasabada lagu dhagax dhigayay Garoonka kubadda cagta Xidigaha oo ay iska kaashanayaan maamulka Degmada iyo bulshada ku nool.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degmada Afgooye, Xubno ka socday Gobalka Shabeellaha Hoose , Saraakiil , Odayaal iyo Dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here