Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur Hakaba oo la bilaabay

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay ayaa si rasmi ah u bilaabey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur hakaba.

Garoonkaan ayaa muhiim u ah bulshada ku nool magaalada Buur Hakaba iyo deegaanada hoosyimaada iyadoo dhismihiisa iska kaashanayaan maamulka Degamada iyo bulshada degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here