Dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Cadale oo maraya heer gabo gabo ah.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa heer gabagabo ah maraya dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Dhsimaha garoonka ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka Hirshabeele iyo dowlada federaalka Soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf

Aadan