Dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Wargaadhi oo si rasmi ah loo bilaabay.

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dib loo  bilaabay

Garaankan ayaa waxaa isku tashi bulsho ku dhisi doono maamulka, ganacsatada iyo bulshada maagalada wargaadhi ee gobolka Shabellaha dhexe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.