Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Galmudug ayaa daahfuray dhismaha garoonka kubadda cagta Cabdullaahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo.
Dhagax dhigan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro kamid ah Galmudug, mamuulka magaalada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


