Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhismaha golaha deegaanka ayaa loo arka mid faai’do badan u leh bulshada islamarkan ay soo dooranayaan cid ay rabaan.
Nidaam-kan dhismaha golaha deegaanka ayaa maalmo ka hor laga daah furay magaalada Baladweyne hadda bulshada magaalada sidee ayay u arkan waa kuwan qaar ka mid ah oo u waramay radio Beerlula.
Golaha deegaanka Baladweyne ayaa ka koobaan doona 27 xubnood iyadoo ay soo dooran doonaan 150 ero oo laga soo dhax xulay bulshada magaalada.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.