Dhismaha Isbitaalka Carmo oo lagu bilaabay si isku tashi ah

0
94

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Carmo ayaa si iskutashiya ku bilaabay dhismaha Hospitaalka Guud ee magaalada Carmo.

Waxaa madasha lagu daahfuraay ka qeeybgalay maamulka degmada carmo odoyaal iyo dhaqaatiirta degmada.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here