Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir dowlaha wasaaradda caafimaadka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa maagalada Cadakibir ka dhagax dhigay dhismaha isbitaalka weyn ee magaaladaasi
Dhismaha isbitaalka ayaa waxaa iska kaashanaya wasaarada iyo bulshada deegaanka Cadakibir.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


