Dhismaha iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee Suulnuug oo laga dhagax dhigay degmada Xarardheere.

0
182

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Galmudug Maxamed Maxamuud Cilmi ayaa Degamada Xaradheere ka dhagax dhigay dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Gaanshaanle Cabdi Suulnuug.

Munaasabada dhagax dhiga Dugsigan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka socotay Bahda Waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here