Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culumada Wax Garadka iyo Odayasha Deeganka Dawacley oo hoostimaada degmada isku shuban ayaa codsday in laga qeybqaato Dhismaha Masjidka Al Hidaaya oo aay isku xilqaameen bulshada deegaankaasi .
Masjidkan ayaa dhismahiisa waxaa uu marayaa heer gabo gabo ah iyadoo la rajeeynayo in lagu dhameeystiro lacagta laga soo aruuriyo dadka muslimiinta ah
waxa soo jeedineysa Sahro Ibraahim Dhicisoow


