Dhismaha maxkamadda xabsiga Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xariga ka jaray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7 oo loo dhisay qaab casri ah.

Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada, Xildhibaano iyo xubno ka socda qaramada midoobay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.