Dhismaha Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Samakaal ee Muqdisho oo xariga laga jaray

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasarada Caafimaadka somalia iyo Masuulyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray qeybta gargaarka degdega iyo qaliimada guud oo Isbitaalka Samakaal lagu soo kordhiyey

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.