Dhismaha qeybta baarista danbiyada C.I.D ee Muqdisho oo xariga laga jaray

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu soo kordhiyey qalab casri ah.

dhismahan cusub ayaa qeyb weyn ka qaadan doonno Horumarinta caddaaladda, ka hortagga iyo dabatagga danbiyada,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.