Dhismaha saldhiga booliska deegaanka Luglow ee duleedka Kismaayo oo la dhagax dhigay.

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-deegaanka Luglow ee duleedka magaalada kismaayo oo loogu tallagalay in dib u dajin loogu sameeyo dadka ka barakacay gudaha jubaland iyo dib u dajinta dadka qaxootiga ah ee dalka dib ugu soo laabanaya taas oo qeyb ka ah mashruuca xalka waara ee caalamka uu ku taageero soomaaliya si ay xal ugu hesho dhibaatooyinka barakacayaasha ayaa maanta laga dhagax dhigay saldhig booolis.

Warkan waxaa inoo haya Aadan cabdi Axmed