Dhismaha Saldhiga Booliska Degamada Qudhac kudle Soomaaliland oo la dhagax dhigay

0
143

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qudhac kudle oo ka tirsan Gobalka Daad-Madheed ee maamulka Soomaaliland ahaa lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha Saldhiga cusub kaasi oo si isku tashi ku dhisanayaan bulshada Degamada.

Madasha Dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeybgalay , Xildhibaano,Waxgarad, Saraakiil, Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Daad-Madheedh iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here