Dhismaha suuqa xoolaha magaalada Carmo oo la dhagax-dhiggay

0
138

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maayarka magalada Carmo Maxamed Cali Shire ayaa dhagax dhigay dhismaha Suuqa xoolaha magalada Carmo ee Dowlad goboleedka Puntland.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan Golaha deegaanka magalada Carmo iyo qaar kamid ah Bulshada magaladaasi.

Warbixintaan waxaa sooojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here