Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada carmo ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha Saylada xoola magaalada oo lagu hirgeliyey Isku tashiga Maamulka iyo Bulshada
waxa kasoo qeyb galay munaasabada xarig jarka maamulka magaalada carmo odoyaal, dhalinyaro Haween iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


