Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dowad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Qeeybta terminal-ka garoonka diyaaradaha shaati-gaduud ee magaalada Baydhabo.
Munaasabadda dhagax dhiga ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey Wasiiro ka tirsan dowad gobaleedka Koonfur Galbeed,maamulka Magaalada Baydhabo iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim