Dhismaha Todobo wado oo interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Daaru Salaam.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho ayaa laga dhagax dhigay Dhismaha Todobo wado oo interlock ah oo laga hirgalin doono Waaxda 1-da Luulyo ee Degmadaaasi

Munaasadda waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Md Cabdimajiid Daahir Aadan, Guddoomiyaha degmada daaru saalam Maxamad Cabduraxmaan Maxamuud ururada bulashada iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here