Dhismaha wadada isku xerto Hargeysa iyo Bili-gubadle oo mareeyso meel gaba gaba ah.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Bili-gubadle ee Gobalka Hawd ayaa waxaa ka socday dhismaha wadada isku xirto magalooyinka Hargeysa iyo Bili-gubadle ee maamulka Somaliland.

Wadadaan oo muhiim isku socdka gadiidka iyo dadweynaha ayaa waxaay hadda mareeyso heer gababa ah waxaana dhismaheeda iska kaashanaayo mamulka Somaliland iyo Ganacsatada Gobalka Hawd.

Warkan waxaa ino haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here