Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cabdi Maxmed Jaamac { Cabdi Waayeel } ayaa Duleedka Degmada Dhabad ka dhagax dhigay dhismaha wadada isku xiri doonto magaalooyiinka Caabudwaaq iyo Goldogob.
Madasha lagu dhagax dhigayay wadadaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro , Xildhibaano, Ganacsiga , Agaasimyaal katirsan Galmudug, Odayaal iyo Bulshada Degmada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey.


