Dhismaha wadada isku xiri doonto waqooyiga iyo Koonfurta Hargaysa oo la bilaabay.

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland ayaa laga daahfuray Masjidka Al khayr oo laga dhisay xaafada Halgan ee Magaaladaasi.

Masjidkaan oo ay dhistay Hooyo faadumo oo kamid ah Hooyooyiinka ku nool magaalada Garoowe ayaa waxa daahfurkiisa kasoo qeybgalay gudiga gacanta ku haayay dhismaha Masjidka , Culimo udiin , Macalimiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey