Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wadadaan oo isku xirta Deegaanka Ceel macaan iyo galgalato ayaa waxaa ka jirtay dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan Gaadiidleyda halkaasi isticmaasha
wadadan oo mudo helin wax dayactir ah ayaa waxaa Si isxilqaan ah ku bilaabey dhismaheda Gaadiidleyda iyo Maamulka Deegaanka Ceelmacaan.
Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.