Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Soomaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xiri doona magaalooyinka Baligubadle – Hargeysa .
munaasabada dhagaxdhiga wadada waxaa madaxweynaha kuwehliyay wasiiro Xildhibaano ganacsato iyo shacabka labada magaalooyinka hargeysa iyo Baligubadle.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


