Dhismaha wadada laami yaraha Soobe oo la dhagax dhigay

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe ee Degmada Wadajir.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali, Agaasimeyaal, Ganacsato, Odayasha dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here