Dhismaha waddada xiriirisa Jowhar iyo garoonka diyaaradaha oo mareysa heer gabo gabo ah.

0
112

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa si habsami leh u socda dhismaha Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere.

Dhismaha wadada ayaa hada mareysa meel gabo gabo ah.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.