Dhismaha waddo ku talla Hargeysa oo mareysa meel gaba-gabo ah

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waddada isku xirto xaafadaha geerashka aw-aadan iyo labada boqol ee magalada hargeysa ayaa mareysa heer gab gabo ah waxana dhismaheda iska kashaday dowlada hoose ee magalada hargeysa iyo bulshada

Wadadaan ayaa waxey muhiim u tahay isku socodka dadka iyo gadiidka maro wadada geerashka aw-aadan iyo labada boqol

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.