Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Howlah guud Gaadiidka iyo Guryenta Dowlad gobaleedka Puntland Faarax Cawad Jaamac iyo maamulka degmada Garoowe ayaa si wadajir ah u dhagax dhiga wado laami ah taasi oo isku xirto barxadda Garoowe iyo Buundada cusub.
Wadadaan dhismeeda waxaa iska kaashanaayo maamulka puntland iyo Bankiga aduunka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.