Dhismaha wado interlock oo laga dhagax dhigay Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhismaha Saddex wado oo interlock islamarkaana muhiim u ah bulshada Degamadaasi.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Degmada Waaberi, Odayaal, Haween , Dhallinyaro iyo mas’uuliyiin ķa socday Maamulka Gobalka Banaadir.

waxa soo jeedinayaBilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here