Dhismaha wado interlock oo laga dhagax dhigay degmada Wadajir.

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye ku-Xigeenka howlaha Guud ee maamulka Gobalka Banaadir xassan Maxamed Jimcaale ayaa maanta dhagax dhigay wadooyin interlock ah oo laga hirgelinaayo waaxda xalane ee degmada wadajir.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,xildhibaanno,maamulka Degmada wadajir iyo qaar kamid ah Bulshada degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here