Dhismaha wado ku taalla Dhoobley oo la dhagax dhigay.

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda hoose iyo guddiga horumarinta wadooyinka Dhoobley ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay wado laami ah oo laga dhisayo bartamaha magaaladaasi.

Dhagax dhiga wadadan hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka iyo dadka ayaa waxaa goob joog ka ahaa waxgaradka degmada, dhalinyaro iyo haween.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawa Aadan Xuseen.