Dhismaha wado laami ah oo laga bilaabay magaalada Burco.

0
65

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamuud Cali Saleeban Rabaax iyo mayaarka Degmada Burco Maxamed xirsi Axmed ayaa si wadajir ah u daah-furay dhismaha wadada af-gooye oo laga bilaabay magaaladasi.

Wadadaan oo laga dhisaayo laami ayaa waxaa dhismaheeda iska kaashanaayo maamulka Gobalka Togdheer,kan degmada Burco iyo Bulshada ku nool magaladasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here