Dhismaha wado laami ah oo laga dhagax dhigay Boosaaso.

0
174

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Cabdifateex Maxamed Cismaan shanle ayaa dhagax dhigay dhismaha wado laami ah oo laga hirgelinaayo Magaaladaasi.

Munaasabadda dhagax dhiga wadadaan ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro, xildhibaano,masuuliyiin ka tirsan dowadda hoose ee Bosaaso iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here