Dhismaha wado muhiim oo laga bilaabaay magaalada Cadaado

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa laga bilaabay dhismaha wado muhiim ah taasi oo cabirkeeda gaarayo shan kiilo miter.

Dhismaha wadadaan ayaa iska kaashanaya maamulka iyo bulshada ku nool degmada Cadaado.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.