Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka Soomaalida oo kashanayo Shacabka ayaa bilaabay dhismaha wadada isku xiri doonta magaalada Dhagaxbuur iyo deegaanka Cobole.
Dadka adeegsada wadadan ayaa dhib badan ku qabay marista wadan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.